Wararkii Ugu Dambeeyay qarax Khasaaro geestay oo saakay ka dhacay Muqdisho

Qarax nuuca miinada dhulka lagu aaso oo dhaliyay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa saakay ka dhacay inta u dhaxeysa Isgooska Tarabuunka iyo isbitaalka Masaarida ee degmada Hodan. Sida aan wararka ku helnay qaraxan ayaa lala beegsaday gaari ay la socdeen ciidamo katirsan milatariga Soomaaliya, kuwaa oo la sheegay in ay ka badbaadeen qaraxa … Continue reading Wararkii Ugu Dambeeyay qarax Khasaaro geestay oo saakay ka dhacay Muqdisho